hino do Djibouti – baixar mp3

Hinjinne u sara kaca
Calankaan harraad iyo
Haydaar u mudateen
Haydaar u mudateen

Hir cagaarku qariyayiyo
Habkay samadu tahayoo
Xiddig dhi igleh hoorshoo
Caddaan lagu hadheeyaay

1Maxaa haybad kugu yaal!
2Maxaa haybad kugu yaal!
3Maxaa haybad kugu yaal!
Maxaa haybad kugu yaal!.

← Voltar para lista